wargeyskadawan.com
“Qofkii Gardarro loo Dilay Qiyaamaha ayuu ALLE agtiisa ku sugayaa Qofkii Dilay” Sheekh Dirir
Hargeysa(Dawan):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa ummada uga digay qofka muslimka ah daadinta dhiigiisa in aan lagaga qeybqaadan qowl, ficil, maal iyo fikir midnaba. Khudbadii Jimcaha ee…