wargeyskadawan.com
Taliska guud ee Ciidanka Qaranka,Madaxda Heer Gobol iyo degmo ee Sanaag iyo Madaxdhaqameedkii hawsha ku jiray oo ka hadlay jabhadda dawladda lagu wareejiyay
Qore Khadar M. Xaashi Ceerigaabo (Dawan):- Guddidii dhex-dhexaadinta xukuumadda Somaliland iyo jabhadda Korneyl Caarre ayaa shalay si rasmiya jabhadaasi iyo gaadiidkoodi ugu wareejiyay xukuumadda S…