wargeyskadawan.com
Hay’adda Shaqaalaha oo Golaha Wasiirada Horgeysay xeer Mideynaya Shaqaalaha Dawladda
Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland mudane Farxaan Aadan Haybe ayaa caddeeyay in ay golaha wasiiradda horgeeyeen xeer mideynaya shaqaalaha daw…