wargeyskadawan.com
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furtay Xubno Shaqaalaha Wasaaradda Ka Tirsan
Qore: Axmed M. Saleebaan Hargeysa(Dawan):- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Tabobbar u furay Xubno ka tirsan Shaqaalaha Waaxyaha kala duw…