wargeyskadawan.com
Guusha Iyo Adkaysiga
Jean Lacoste wuxu ku dhashay dalka Faransiiska, waxaana uu ahaa xidigihii caanka ku noqday kubbada Teniska intii u dhaxaysay 1920-1930. Wakhtigii uu bilaabay Teniska wuxu ahaa nin aan aad u aqoon…