wargeyskadawan.com
“Sidii aan Gacan ku Dhiiglaha u Nacnay, waa inaynu Carrab ku Dhiiglahana u Nacnaa..” Sheekh Dirir.
Hargeysa-(Dawan):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa bulshada ku baraarujiyey in dadkii hore ee saalixiyiintu ilaashan jireen diintooda iyo ajarka camalka ay sameeyaan inka badan inta aynu ila…