wargeyskadawan.com
Saxaafaddu Denbiile Ayay Ka Dhigi Kartaa!
Mr,Malcolm X wuxu dhashay sanadkii 1925 waxaana uu ahaa agoon Maraykanka Madow oo Muslim ah ka dib markii aabihii la dilay isagoo 6 sano jira , hooyadiina waxay ahayd mid waalan oo Ibsitaalka dhimi…