wargeyskadawan.com
“Shacabka reer Taleex, waxaan u sheegayaa xilkii aan u hayay Puntland iyo wixii aan uga doonay, in aan ku soo guul darraystay, oo wixii xaq ay lahaayeen aan meeshaa (Puntland) ka soo waayay..” Masuulka Puntland ka soo goostay
Qore: Khadar Cabdi Muuse Laascaanood (Dawan):- Masuul sare oo ka tirsanaa Maamulka Puntland oo ka soo goosty ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta gobolka Sool ee Laascaanood. Masuulkii maamulka Puntland…