wargeyskadawan.com
“Ummadaha Marka la Qabsanayo Dalalkooda iyo Duunyadooda Caqligaa Lagaga Soo Duulaa oo Maandooriye lagu sii Daayaa..” Sheekh Dirir
Hargeysa-(Dawan):- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada uga digay wax kasta oo caqliga dooriya iyo duulaanka maskaxeed ee lagu soo qaaday dhallinyarada ee lagu faafiyo baraha bulshada. Qudba…