wargeyskadawan.com
Wajaale: Gaadiid si Sharci Darro ah Dalka Uga Dhoofinayay Dhuxul oo la Qabtay
Qore Khadar M. Dhako Hargaysa (Dawan):- Gaadiid Xamuul ah oo siday dhuxul si sharci darro ah dalka dibeddiisa ay uwaaridayeen ayaa gacanta lagu soo dhigay ka dib markii ay is wada jir ah uga wada h…