wargeyskadawan.com
Wasaarada Deegaanka oo Qabatay kulan Lagu Dersayo Seerayaasha Dalka
Qore Khadar M. Dhako Hargeysa (Dawan):- Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa u furtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Deegaanka tababar lagaga hadlayay sidii xog dham…