wargeyskadawan.com
Ciidanka Xeebaha oo Caydhiyey Markab Xadhig Isgaadhsiineed ka soo jiiday Djibouti oo ku soo xad-gubay biyaha Somaliland
“Markabkaasi wuxuu soo galay biyaha Somaliland meelo kamida. waanu iska dhego mariyey amarkii Ciidanka,.” Taliye Cumar Caadil Qalinle Qore: Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Saylac (Da…