wargeyskadawan.com
Hargeysa: Barakacayaasha oo lagu Tababaray Xakamaynta Dabka Xeryaha Saameeya
Hargeysa (Dawan) Ciidanka Dab-damiska Somaliland ayaa maaraynta khatarta dabka ku tababaray saddex boqol oo qof oo laba boqol iyo toban kamid ah haween yihiin, dadka la tabaray oo ah barakacayaasha…