wargeyskadawan.com
Badhasaabka Sool Oo Qaabilay Wefti Khubarro ah Oo Ku Takhasusay Sahaminta iyo Soo Saarista Biyaha
Laascaanood (Dawan): Badhasaabka Sool oo uu wehelinayay maayarka Laascaanood ayaa shalay qaabilay wefti khubarro ah oo ku takhasusay soo saarista iyo sahaminta biyaha oo ka socday jaamacadda Gollis…