wargeyskadawan.com
“Dhibaatooyinkii ugu Weynaa ee Sanadkii 2019 Waxay Ahaayeen Aafada Dhul Oodashada iyo Dhuxulaysiga…” Badhasaabka Maroodijeex
Qore Khadar Cabdi Muuse Hargaysa (Dawan)- Badhasaabka gobolka Maroodijeex ayaa sheegay in dhibaatooyinkii ugu waaweynaa ee sannadkii tegay ka dhacay degmooyinka gobolka hoos yimaadda ay ahayd arrim…