wargeyskadawan.com
Gudida Illaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakilada oo Kormeer Shaqo ku soo Maray Gobolada Saaxil iyo Togdheer
Qore Khadar M. Dhako Hargaysa(Dawan):-Gudida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kormeer shaqo ku tegay gobolada Saaxil iyo Togdheer isla markaana soo kormee…