wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jabuuti oo Safiirkii u Horreeyey ee Kenya Qasrigiisa ku Qaabilay
Qore Maxamuud Walaaleeye Jabuuti (Dawan)- Madaxweynaha Jabuuti, Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa shalay waraaqaha aqoonsiga kaga gudoomay Qasriga Madaxtooyada, safiirka cusub ee u horreeyay dalka …