wargeyskadawan.com
Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtidda oo ka Digay Xannuunka coronavirus oo Dalalka Jaarkeena lagu Arkay
Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha guurtidda mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in xannuunka coronavirus uu soo galey dalalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya iyo Kenya. Gudoomiye…