wargeyskadawan.com
Midowga Afrika oo 12 Maalmood u Qabtay dawlada Koonfurta Sudan iyo Mucaaradkeeda
Qore Maxamuud Walaaleeye Addis Ababa- (Dawan):-Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa ugu baaqay dowlada Koonfurta Sudan iyo Mucaaradka inay muddo 12 maalmood gudahood ah go’aan kaga gaadhaan heshiiska di…