wargeyskadawan.com
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Xannuunka Coronavirus Kala Tashatay Hay’adaha ay Wada-shaqaynta leeyihiin
Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliand mudane Cumar Cali Cabdillaahi ayaa hay’addaha maxaaliga ah iyo kuwa caalamiga ee kala shaq…