Khasaaraha ka Dhashay Shil Gaadhi oo ka Dhacay Deegaanka Kala-baydh ee Gobolka Gabileyh
Kalabeydh (Dawan) Hal qof ayaa ku dhintay, mid kalena wuu dhaawacmay kadib markii gaadhigii ay la socdeen uu kula dhacay inta u dhaxeysa magaalada Gabiley iyo degmadda Kalabeydh. ALLE haw naxariis…