wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayay Socdaal Guulo Qaran ku soo Dhammaaday ka Dib Dalka kusoo Noqday
“Ujeedadu waxay ahayd sidii qadiyadda Somaliland looga dhaadhicin lahaa dalalka Afrika iyo inta xidhiidhadda iyo danuhu innaga dhexeeyaan” “Waxaan idiin sheegayaa in madaxweyne Biixi iyo ma…