wargeyskadawan.com
“Madaxweynaha Somaliland kama Suurawdo inuu Hargeysa Kusoo Dhaweeyo Farmaajo” Xildhibaan Naasir Cali Shirre
Hargeysa-(Dawan)- Xildhibaan Naasir Cali Shirre oo ka tirsan Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in aanu Madaxweynaha Somaliland marna ka filayn inuu dalka kusoo dhaweeyo Hoggaam…