wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Beenisay in Madaxweyne Farmaajo Hargaysa Imanaayo
Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay in Madaxweynaha Soomaaliya uu imaanayo Magaalada Hargeysa . Kadib markii warar ay baahiyeen qaar ka mida warbaahinta dalka Soomaaliya ay ku shee…