wargeyskadawan.com
Arday Soomaali ah oo weli ku xayiran Dalka Shiinaha
Wuhan-(Dawan)-Weli waxaa sii kordhaya tirada dadka u dhimanaya xanuunka Corona Virus oo faro-ba’an ku haya dalka Shiinaha, gaar ahaan magaalada Wuhan. Ilaa haatan waxaa Shiinuhu ay sheegeen …