wargeyskadawan.com
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo Oo Magaalada Addis-Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Adisababa(Dawan)- Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa shalay magaalada Addis-Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo saraakiil kale. Booqashada Pompeo ayaa d…