wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Mamnuucday Adeega Forex
Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mamnuucday adeegsiga nidaam xisaabeedka loo yaqaan Forex ee Sarifka Lacagaha, Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland , Cali Ibraahim Jaamac …