wargeyskadawan.com
Shaqada Iyo Dhibaatda Mobilka!
Cilmi baadhis lagu sameeyay saamaynta mobilku ku leeyahay goobaha shaqada ayaa muujisay In Mobilku waxyeelo iyo dhibaato weyn ugu geysto nidaamka shaqo ee socda. Waxaana daraasaddu intaasi ku darta…