wargeyskadawan.com
Muddo Dheer Ka Dib Madaxweynayaasha Rwanda Iyo Uganda oo kulmaya
Katuna-(Dawan)-Magaalada Katuna ee dhacda xuduuda Dalalka Rwanda iyo Uganda ayaa maanta lagu waddaa in ay dib ugu kulmaan labada Madaxweyne ee Dalalka Rwanda iyo Uganda, saaxiibo mar is-taageeri ji…