wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Golaha Guurtidda oo Ka Dayriyey Xaalada Nabadgeliyo ee Deegaanka Shidan
Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa siweyn uga dayriyey xaalada nabadgeliyo ee deegaanka Shidan. Deegaankaasi ayaa ah mid ay isku hayaan la…