wargeyskadawan.com
Ugu Yaraan 8 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dhulgariir Ka Dhacay Magaalo Ku Taala Xuduuda Turkigu La Wadaago Dalka Iiraan.
Turki(Dawan)-Ilaa iyo hada Inta la xaqiijiyay Ugu Yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday, 21 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir xoogan oo manta ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van. sida uu s…