wargeyskadawan.com
Dhul-gariir ka Dhacay Dalka Turkiga oo Keenay Dhimasho iyo Dhaawac
Ankar (Dawan) Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van. Dhul-gariirkan ayaa ka dhacay Axadda Maanta, sida uu sheegay…