wargeyskadawan.com
Maamulka Wajaale Oo Fuliyay Hawl-gal Lagu Banaynayo Waddooyin Xidhmay
Tog-Wajaale (Dawan): Maamulka magaaladda Tog-wajaale ayaa saaka ol’ole suuqyadda magaaladaasi ka fuliyay hawl-gallo lagu sameeyay dhismeyaasha iyo meheradaha ganacsi ee wadooyinka soo galay. Ol’ola…