wargeyskadawan.com
Booliska Kenya Oo Shaaca Ka Qaaday In Al-shabaab Ay Gaarisa Ka Afduubteen Wiil La dhashay Masuul Dowladeed.
Nayruubi (Dawan)- Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa Waqooyi-Barri ee dalka Kenya ku qafaashay wiil la dhashay mas’uul dowladeed, sidda ay shaaciyeen Masuuliyiinta Taliska Booliiska Dalka Kenya.