wargeyskadawan.com
Daawo Golaha Guurtidda oo loo Qaybiyey Xeerka Garyaqaanka Guud oo Buuq ka Dhex-abuuray
Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa loo qaybiyey xeerka garyaqaanka guud. Waxaana fadhigaasi oo ay ka soo xadireen badi mudanayaasha golahaasi shir gudoominyay gudoomiyah…