wargeyskadawan.com
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda oo Aqoon isweydaarsi u Furmay Xubno ka Mid ah Agaasimeyaasha Guud & Madaxda Hay’adaha Madaxa Bannaan ee dawlada
Hargaysa (Dawan)- Wasiirka Wasaarada horumarinta Maaliyada JSL Dr Sacad Cali Shire ayaa kulan aqoon is waydaaris ah u furay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dalka iyo Hay’adaha madaxa banaan kaas…