wargeyskadawan.com
“Jabhada Buhoodle Waxa Maalgeliya Somalia Iyo Shirkada Hass”.Wasiir Qambi
Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle. Wasiirka Hawlaha Guud…