wargeyskadawan.com
Mareykanka Eedayn Kulul U Jeediyey Ciidamada Ay Dowladda Somaliya Gaysay Gobolka Gedo
Maraykanka(Dawan)- Golaha ammaanka ee Qarama Midoobay ayaa shalay kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, halkaas oo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, iyo isuduw…