wargeyskadawan.com
Dawlada Kenya Oo Soo Saartay Tirada Macalinta Kenyan Ah Ee Ku Dhintay Weerarada Al Shabaab Ka Fuliyaan Gudaha Dalkaas.
Kenya (Dawan)- Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay Macalimiinta Kenyaanka ah ee ay Al-shabaab ku dileen Gobolka Soomaalida degto ee Waqooyi Bari Kenya.