wargeyskadawan.com
Muxuu Yahay Waxa Axsaabta Siyaasadda Somaliland ay Isku Hayeen Laba Sanno, Maxayse Ku Heshiin Karaan ?
Hadii aynu isku dayno in aynu wax ka saadaalino in axsaabta siyaasada Somaliland ay heshiis ka gaadhaan khilaafkii doorashooyinka Somaliland oo soo jiitamayey labadii sano ee u dambeeyey isla marka…