wargeyskadawan.com
Digniintii ugu sarreysay oo laga soo saaray Coronavirus
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa qiimeyn ay ku sameysay caabuqa coronavirus ku tilmaantay inuu khatar sare ku hayo dunida.