wargeyskadawan.com
Golaha Guurtidda Somaliland Oo Guddi U Saaray Beelo Ku Diriray Sanaag
Hargaysa (Dawan):Golaha Guurtidda Somaliland ayaa xubno guddi ergo ah oo ka soo gar-naqda u saaray shaqaaqo u dhaxaysa laba beelood oo wada dega gobolka Sanaag. Beelahaasi oo bishii November ee sa…