wargeyskadawan.com
Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco Oo Is Laab-xaadhanaya Iyo Shir Bishan Ka Dhacaya Magaaladaas oo la shaaciyey
Hargeysa (DAWAN) – Hoggaanka Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo iyo Gar-xajis ayaa shaaciyey inuu 15-ka bishan Magaalada Burco ka qabsoomayo Shir dhaqameed u dhexeeya labadaa beelood. Shirkan oo…