wargeyskadawan.com
Hargeysa: Dhismaha Jid isku Xidhaya Xaafadaha Dab-lataagay iyo 150-ka oo la Bilaabay
Hargeysa (DAWAN) Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa bilowday hirgelinta jid cusub oo isku xidhi doona xaafadaha 150-ka iyo Dab-lataagay ee caasimada hargeysa. Dhismaha wadadan ayaa waxa iska kaashanay…