wargeyskadawan.com
Maamulka Gobolka Saaxil oo kormeeray mashaariic wakaaladda biyaha ee Berbera ka wado magaaladaas
Berbera (DAWAN)- Maamulka Gobolka Saaxil ayaa kormeeray qaar kamid ah mashaariic ay wakaaladda biyaha ee Berbera ka wado gudaha magaaladaas. Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Berbera, Saleebaan Cabdi…