wargeyskadawan.com
Xuutiyiinta Yemen Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Xildhibaano Tiro Badan Oo Ka Tirsan Dawlada Yemen
Sanca (Dawan)- Maxkamad kutaalada caasimadda wadanka Yemen ee Sanca ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntey in kabadan 35 Xildhibaan oo kamid ah, Baarlamaanka Dalkaas.