wargeyskadawan.com
Masar oo daldashay nin si weyn loo doon-doonayay
Hargeysa (DAWAN) Xukuumadda Masar ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay, Hisham Ashmawi oo ahaa nin si weyn loogu raad joogay. Warbaahinta dowladda ayaa ku warrantay in shalay oo arbaca ahayd la dilay…