wargeyskadawan.com
Qasaare Maaliyadeed Oo Ku Habsaday Shirkadaha Diyaaradaha Ee Qaarada Afrika
Afrika (Dawan)- Bishii labaad ee sanadkan 2020-ka cudurka Coronavirus ee dunida ka dillaacay awgii shirkadaha diyaaradaha laga leeyahay qaaradda Afrika ayaa qasaaray $400 oo malyan oo doolar.