wargeyskadawan.com
Soomaaliya Oo Ka Cadhootay Dawladdo Soo Jeediyay In La Aqoonsado Somaliland
Washington (Dawan): Dawladda Soomaaliya ayaa ku eedaysay wadamadda Kenya, Guinea Conokory, iyo Imaaraadka Carabta in ay in ay wadaan qorshe ah sidii loo aqoonsan lahaa jamhuuriyadda Somaliland. Eed…