wargeyskadawan.com
“Arrinta Somaliland haloo Daayo Dad Ehel u ah Wax lagu kala Bogsan Karo” Axmed Madoobe
Kismaayo_(Dawan)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimaha Somaliland iyo Sooomaaliya , waxaanu sheegay in aan marna Somaliland wax lagaga helin karin awood ciidan iyo afxumo. &n…